Xogteena

Bildtext: På blodigt allvars logga.

På Blodigt Allvar waa mashruuc uu wado ururka sinnaanta ragga iyo dumarka ee Grrl Tech oo uu taageero Sanduuqa Guud ee Dhaxalka (Allmänna Arvsfonden). Waxaynu la shaqeynaa RFSU, Ururka Endometriosiska (Endometriosföreningen) iyo Ururka Hablaha Dhexdooda (Tjejer Emellan). 

Waxaa mahad leh dhammaan dadka hawsha nala wada!

Ana Udovic
Anna Dahlqvist
Anna-Lena Näsström
Carl Åkerlund
Elina Ljungqvist
Helena Kopp Kallner
Ida Måwe
Isabelle Wahlf
Malin Söderberg
Mandeep Gill
Marianne Söderberg
Marie-Louise Berg-Lekås
Sandra Dahlén
Suzann Larsdotter
Åsa Enervik
Amé de Mol
Daniella Peri
Emelie Roslund
Evelina Carlson
Julia Blomstrand
Janai Gonzalez
Leyla Hassan